Latest

6/recent/ticker-posts

MA TAQAAN


 Xayawaanka 

1. Ma taqaan in kaneecadu ay leedahay ilkood sida uu dhigayo buuga facts of Biology.

2. Ma taqaan in geelu 25 gallaan oo biyo ah ku cabi karoh muddo dhan 4 minut ilaa 3 minut gudahood.

3. Ma taqaan in maroodigu uu seexdo huradadiisa maalin laha ah muddo dhan 5 saacadood ilaa 4 saacadood oo kali ah.

4. Ma taqaan in maalintii aad neefsato 23,000 oo jeer halka noloshaada oo dhan haddii aad gaadho ilaa 50 sano ay noqonayso 627,000,000 

5. Ninku waxa uu gubaa xaddiga baruurtiisa in kabadan xaddiga gabadhu gubto isagoo maalintiiba 50 colories gubaya.

Dhammaan xaqiiqooyinkan iyo xogahan waxaan ka soo dheegtay ama ka soo min guuriyay buugga la yidhaado fact of biology.🎀🤗




 TECHNOLOGY 



1. Sannadkii 2007 Google waxay bilowday qorsheynta inay sii dayso taleefannadeeda gacanta, iyadoo la tartameysa shirkadda Apple ee Iphone. Mashruucan waxaa lagu magacaabaa Android, kaas oo ah nidaamka hawlgalka ee mobilada.

2. Qof kasta oo saddexaad oo ka shaqeeya Apple waa Hindi.

3. Magaca asalka ah ee Windows wuxuu ahaa Interface Manager.

4. Twitter markii hore waxaa loogu magac daray "Twttr".

5. Mudadii uu soo gaadhay somaliland facebook waxay ahayd 2008 ilaa 2009.



Brain :maskaxda 


1. Maskaxdaadu waxay qaadi kartaa qiyaastii 1 milyan oo oo cod ama dhawaaq maadaama awooda keydinta maskaxda bini aadamka ay ka badato 4 terabyte (TB) ama 4000GB sida lagu sheegay cilmi baaris.   

2. Celcelis ahaan, bini-aadamku waxay la kulmaan qiyaastii 70,000 fikir maalin kasta. Kaftanka kaftanka waxay u baahan tahay wax qabad shan qaybood oo kala duwan oo maskaxda ah. In la iloobo waxyaabo aan loo baahnayn dhab ahaantii way u fiican tahay maskaxda maadaama ay ka caawiso nidaamka neerfaha.

3. Maskaxdaadu waxay kaydisaa kiimikooyin gaar ah markaad leedahay geedo ama dhir hareerahaaga ah taas oo kobcinaysa maskaxda. Sidaa darteed daaweynta nafsaaniga ah waxaa ka mid ah ku dhex socodka beeraha. 

4. Markaad in badan ama si xoog ah u fekerto, waxay sii kordheysaa oksijiinta iyo shidaalka maskaxdaadu ka isticmaali doonto dhiiggaaga - illaa boqolkiiba 50%.

5. Maskaxdaadu boqolkiiba sideetan 80% biyo ayay ka kooban tahay 20% boqolkiiba labaatan biyaha jidhka soo gala yadaa qaadata markaa wllo biyaha badso si maskaxdaadu ay si wanaagsan u shaqayso.

Post a Comment

0 Comments